Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Dhiira galin Loogu Sameeyay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday Dhiira galin Loogu Sameeyay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad eheyd mid  lagu dhiira galinayay 82 arday oo dhameysatay  waxbarashada  dugsiga sare Tadaamun ayaa lagu qabtay Muqdisho,  iyadoo  ay  ka soo qeyb galeen maamulka iskuulka Qaar Ka Mid ah mas’uuliyiinta  jaamacadaha  magaalada  Muqdisho,  Guddoomiyaha  degmada Shingaani ee gobolka banaadir,  ardayda wax ka barata  iskuulka  iyo Marti sharaf kale  kaasi oo lagu qabtay  magaalada  Muqdisho.

Inta ay  munaasabada socotay ayaa  waxaa   goobta  ay  ugu deeqeen qaar  ka mid ah  maamulada  jaamacadaha ku yaala  magaalada  muqdidho  deeq wax barasho oo lacag la ,aan ah taasoo qeyb weyn ka  qaadan karto horumarka waxbarshada ee  ka  jira dalka.

Related posts

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐫𝐚𝐢𝐧𝐚𝐠𝐞 𝐬𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦) 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 Aadan Cadde oo la qabtay.

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐫𝐚𝐢𝐧𝐚𝐠𝐞 𝐬𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦) 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026

Madaxa suuq geynta   jaamacada  plasma  oo ku hadlayay magaca  jaamacadaha  ayaa  ugu deeqay  waxbarsho lacag la aan ah aradayda dhameysatay dugsiyada sare  ee  dalka .

Guddoomiyaha  degmada shingani ee gobolka banaadir  axmed  xasan yalaxoow oo ka soo qeyb galay munaasabada ayaa  kula  dardaarmay ardayda  in sii wataan waxbarshadooda .

Maamulaha iskuulka hoose dhexe sare  ee  Tadaamun  ayaa  ku booriyay  ardayda  in ay ka qeyb qaataan waxbarshada  jaamacadaha  si ay u kordhiyaan aqoontooda  waxbarashada.

DSC00496 DSC00497 DSC00498 DSC00499 DSC00500 DSC00501 DSC00502 DSC00503 DSC00504 DSC00505 DSC00506 DSC00507 DSC00508 DSC00510 DSC00511 DSC00512 DSC00513 DSC00514 DSC00515 DSC00516 DSC00517 DSC00519 DSC00520 DSC00521 DSC00522 DSC00524 DSC00525 DSC00526 DSC00527 DSC00528 DSC00529 DSC00530 DSC00531 DSC00532 DSC00533 DSC00534 DSC00535 DSC00536 DSC00538 DSC00541 DSC00542 DSC00544 DSC00552 DSC00554 DSC00555 DSC00556 DSC00557 DSC00558 DSC00559 DSC00560 DSC00561 DSC00562 DSC00563 DSC00564 DSC00565 DSC00566 DSC00567 DSC00568 DSC00571 DSC00578 DSC00579 DSC00581

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirkii Hiigsiga oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray

Next Post
Shirkii Hiigsiga oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray

Shirkii Hiigsiga oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐫𝐚𝐢𝐧𝐚𝐠𝐞 𝐬𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦) 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 Aadan Cadde oo la qabtay.

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐫𝐚𝐢𝐧𝐚𝐠𝐞 𝐬𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦) 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
0

Shirka waxaa shir-guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane Cumar Cali Afrax, waxaana ku wehlinayay Maareeyaha...

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In