Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo jab xoogan loogu geystay dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Nabad diidka Al-Shabaab oo Degmada Xarar-dheere ku xiray Waxgarad kasoo horjeestay amarro ay soo saareen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa qasaare xoogan ugu geystay maleeshiyada Al-Shabaab deegaan hoosta magaalada Buur-dhuube ee Gobolka Gedo, kadib markii ay ciidamadu ay weerar ku qaadeen fariisin ay argagixisadu ku dhibaateyneysay shacabka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaan qiyaastii 35 km dhanka Galbeed ka xiga Buurdhuube oo ka tirsan Gobolka Gedo, halkaasi oo ay ciidamada xoooga dalka ay jab xoogan ugu geysteen Al-shabaab, isla markaana ay gacanta ku dhigeen tiro ka tirsan  argagixisada Al-Shabaab, iyadoo warku intaa ku darayo in la gubay gaadiid dagaal.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Gedo Cumar Caydaruus ayaa ku soo waramay in saraakiisha ciidamada Xoogga ay si hordhac ah u sheegeen in qasaare xoogan loogu geystay Al-Shabaab, isla markaana ay xogta oo dhameystiran goordhaw la wadaagi doonaan shacabka.

Shalay ayay ahayd markii ciidamada ay dagaal qasaare badan loogu geystay Shabaab uu ka dhacay isla deegaanka uu maanta dagaalku ka dhacay, waxaana saraakiisha ciidamada ay shaaciyeen inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Al-Shabaab Attacks a family in Beledweyn

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo taageere dhaqaale u heshay sugidda amniga Stadium Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo taageere dhaqaale u heshay sugidda amniga Stadium Muqdisho “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo taageere dhaqaale u heshay sugidda amniga Stadium Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In