Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo qarax ay ku xirayeen Ceel-biyood kula kacay degaan katirsan gobolka Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Argagixisada Al-Shabaab oo qarax ay ku xirayeen Ceel-biyood kula kacay degaan katirsan gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wararka ka imaanayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Tiro kamid ah maleeshiyada argagixisada al-shbaab ay ku halagsameeyn qarax kula kacay degaanka Tira shanta kadib markey damceen in qarax ay ku xiraan  Ceel biyood halkaa ku yiilay

Argagixisda ayaa la soo warinayaa in khasaaro xoogga u isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu halkaa ka soo gaaray.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Tani ayaa qeyb ka aha falalka guracan oo maleeshiyada khawaarijta ay ku kacaan iyagoo dil iyo bur-burinta Ceelasha isugu daray dadka shacabka ah oo xiligaani wajahayo abaaru ka jira gobolada dalka taa oo keentay in bulshadu kacdo,islamarkaana ay iska dhiciyaan argagixisada.

Tuulada Tara shanta ayaa ku taalaa inta u dhexeeysa Beledweyne iyo Halgan ee gobolka Hiiraan.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay in loo aaro shuhadadii ku baxay gacanta argagixisada

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In