Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askartii Israa’iil ugu dhaawacantay dagaalka Qaza oo diiday inay la kulmaan Netanyahu

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Askartii Israa’iil ugu dhaawacantay dagaalka Qaza oo diiday inay la kulmaan Netanyahu
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Askarta Israa’iil kaga dhaawacantay dagaalladii dhulka ee ay ku qadeen Marinka Qaza ayaa diiday inay la kulmaan Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu, markii uu ku booqday isbitaalada ay ku jiraan, sida uu sheegay kanaalka 13 ee laga leeyahay Israa’iil.

Kanaalka 13, ayaa warbixintiisa ku sheegay in Netanyahu galinkii danbe ee shalay uu booqday waaxda baxnaaninta ee isbitaalka Hadassah ee magaalada Jerusalem si uu ula kulmo Askarta ku dhaawacantay dagaaladii Qaza, balse way diideen inay la kulmaan.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Ma ahan markii ugu horeysay oo askarta ku dhaawacantay Qaza ay diidaan in ay la kulmaan Netanyahu, todobaad ka hor ayay aheed markii tiro askar ah oo dhaawac ah ay diideen inay kula kulmaan Isbitaalka Sheba oo ku yaala agagaarka Tel Hashomer oo u dhow Tel Aviv.

Previous Post

Madaxweynaha JFS “Kalsooni buuxda ayaan ku qabaa in amnigeyga ay ilaaliyaan wiilal Soomaaliyeed”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay beegsiga Khawaarijta ay ku hayaan shirkaddaha dalka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay beegsiga Khawaarijta ay ku hayaan shirkaddaha dalka

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay beegsiga Khawaarijta ay ku hayaan shirkaddaha dalka

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In