Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho
Munaasabad ay key qalin jebinayeen 150 arday oo baratay xrfadaha Saxaafadda, Cillaansaarka iyo Macalinnimada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Ardaydan ayaa wax ka bartay dugsiga hormarinta waxbarashada iyo tababarrada...
Read more











