Wasiirka arrimaha gudaha oo Cadaado ku sii jeeda
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa maanta ku sii jeeda degmada Cadaado ee gobolka Galguduud oo uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada...
Read more











