Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka Dhageyso
Ammaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar ka gaaraan dhinac kasta oo noloshooda ah. Laamaha ammaanka ee...
Read moreAmmaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar ka gaaraan dhinac kasta oo noloshooda ah. Laamaha ammaanka ee...
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qeyb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo ay ka soo qayb...
Read moreHowlgalkani Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu baarayay guryaha iyo gawaarida, iyadoo ujeedka howlgalkaasi uu ahaa...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Imaaraadka...
Read moreGuddomiye kuxigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga Dalka ay howl gallo ka sameeyeen deegaanno dhowr ah oo isku xira Xudur...
Read moreWasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka dalka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xaamud...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka hesho Miisaaniyad xadidan beesha Caalamka, isagoo dhanka kalena sheegay in la soo-saari doono lacagta Shilin Soomaaliga...
Read moreMarkabka Dowladda Soomaaliya ay u dirtay in uu soo qaado Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo shalay ka soo shiraacday Dekeda magaalada Mukala ee Dalka Yemen ayaa soo gaaray xeebaha Boosaaso,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud shir jiraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka oo ay u...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho