Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Somalia{SAWIRRO}
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohamed Al-Cutmani . Kullan gaar ah ee Madaxweyne Gaas la...
Read more










