Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa guddi soo baara dilkii ALLAHA u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo dadkii kale ee dhacdadaasi ku geeriyoodey, waxaana guddigaasi la faray in sida ugu...
Read more26 May 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqdey saldhigyada Ciidammada Xoogga Dalka ee ku yaalla gobolka Shabeellaha...
Read moreMuqdisho, 26, May, 2015...Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda...
Read moreDood-wadaag looga hadleyey Nidaamka Federaalka iyo sida lagu hirgelin karo oo ay ka qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Dood wadaagan oo ay soo qaban...
Read moreMaleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhiigga dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, oo ay sanadihii tagay oo dhan ku hayeen hagar daamo nooc kasta leh. Qaraxyo Ismiidaamin ah, Miinooyin jidadka...
Read moreMaxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, kaddib markii ay maxkamaddu dambi ku waysay. Guddoomiyaha maxkamadda darajada...
Read moreShir looga hadlayo ka hortagga gudniinka fircooniga oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin ka socoto dhowr wasaaradood ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho. Shirkani oo la doonayo in lagu sameeyo ...
Read moreDeeq igu jirta Joodariyaal iyo Raashin ayaa loo qeybiyay qoysas isugu jira Soomali iyo Yemeniyiin dhawaan dib u dajin loogu sameeyay degmooyinka Shibis iyo Degmada CabdulCasiis ee gobalka Banaadir kaddib...
Read moreRa'isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil ka tirsan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa Radio Muqdisho u sheegay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho