11-ka nin ee lagu soo bandhigay xarunta Taliska ciidanka 12-ka April ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ay ciidamada xoogga ka soo qabteen inta u dhexeysa Janaale iyo Degmada...
Read moreShir ay golaha fulinta dowladda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo uu shir guddoominayey Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda, ayaa si gaar ah looga...
Read moreKulankani oo looga hadlayay kaalinta ay warbaahinta ay ku leeyahiin haweenka iyo caqabadaha ay la kulmaan ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho Aydoo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah madaxda warbaahinta...
Read moreMudane C/laahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaraha ee MagaaladdaMuqdisho...
Read moreKormeerkaan oo ujeedkiisa ahaa u kuurgaliada xaalada ay ku nool yihiin maxaabiista ku xiran xabsiyadda ayaa saraakiil ka socatay hay adda ICRC ay maanta ku tageen qaar ka mid ah...
Read moreXarunta Jaaliyada Yemen oo ku taala degmada Shibis ee gobolka Banaadir isla markaana hadda Kam u ah dad isugu jira Yemen iyo Soomaali ka soo qaxay dalkaasi Yemen ayaa waxaa...
Read moreShirkaani oo looga Tashanayey hormarinta iyo tayeynta waxbarashada dalka, dardar galinta qorshaha wasaradda waxbarashada xukumadda Soomaaliya ay ku doonayso in sanadkaan ay ardayda ka soo baxaya dugsiyada sare ee koofurta iyo bartamaha kaga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa caawa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir kala hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdsiho, taas oo u jeedkeedu ahaa in Madaxweynaha dalka uu ku bogaadiyo doorka ay dalka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, madaxweynaha ayaa tagay furumaha dagaalka ee ay ku sugan yihiin ciidammada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho