Guddoomiyaha guddiga ku howlan dhismaha waddada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo degmada Hobyo ee gobolka mudug Cabduqaadir Maxamed shirwac oo waraysi siiyay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in meel wanaagsan...
Read moreMaamulka gobolka Shabeellada Dhexe, ayaa sheegay in ay billaabeen ololaha dalkaaga dhiso, iyadoo dayactir lagu billaabay waddooyin ka mid ah degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Waddadaan dayactirka lagu wado...
Read moreCiidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay toban nin oo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada ah ee UGUS kaddib howlgal ay ka...
Read moreMudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay guda-galaan u coddeynta muushinka ka dhanka ah golaha wakiillada Maamulka KMG ee Jubba. kulanka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sannadkan uu yahay sannadka soo kabashada Dhaqaalaha Soomaaliya dowladduna ay ka go’antahay kor u qaadista dhaqaalaha dalka. Madaxweyne xasan...
Read moreBandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo u dhaxaysay Degmooyinka Hodon iyo Shibis lagu qabtay Garoonka Wiish ee Degmada...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo telefishinka Qarankan ayaa lagu falnqeeyay xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo cararaya dalka Yemen iyo dadaallada ay dowladdu ugu jirto dib...
Read moreWasiirka amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkan Jabuuti loogu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho