Shir Garoowe uga furmay maamul goboleedyada
dawlad-goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo koonfur galbeed Soomaaliiya ayaa magaalada Garoowe waxaa uga furmay shir ku saabsan ka tagga xaalufinta deegaanka guud ahaan Soomaaliya, sidoo kale waxaa shirkaas looga hadlayaa is dhex galka iyo...
Read more











