Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka Turkiga kala qeybgalay xus qarameed ka dhacay Istambuul “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga, waagii Boqortooyada Cusmaaniyiinta...
Read more











