Waxaa meel wanaagsan maraya soo xulitaanka ergada ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada mudug iyo Galgaduud ee matalaya beelaha daga goboladaasi, kuwaasi oo ka tashanaya masiirka iyo aayaha...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe goor dhow uu ka furo magaaladaasi, iyadoo halka shirka uu ka dhacayo iyo...
Read moreMagaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa xalay lagu dilay wariye ka shaqeynayay idaacad ku taalla magaaladaasi iyo xaaskiisa. Dhagar qabayaasha sida arxan darada u dilay Wariyaha iyo Xaaskiisa ayaa...
Read moreWasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadro Bashiir Cali oo howlo shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan kula qaadatay dalkaasi wasiirka waxbarashada Turkiga Mr Nabi Avaci,...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa booqdey Xarunta hay'adda Isgaarsiinta ee dalka Kenya ( Communication Authority of Kenya...
Read moreTaariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:- Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay soo saartay Warsaxaafadeed, ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” oo La Hadlay Radio Muqdisho ayaa Sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay islamarkaana ay ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho