Wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Jubbaland Axmed islaan Axmed madoobe iyo Koofur-Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe, ayagoo ka qeyb galaya shir dowladda...
Read moreBoqol (100)Ruux oo ka mid ah dadka aragga la’ ee ku nool magalaada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa maanta maamulka iyo ardada jaamacadda SIMAD u qaybiyeen ulaha loogu talo galay...
Read moreRa’iisal wasaare ku xigenka xukumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa dadkii ku dhawacmay qaraxii 20-kii February ee sanadkaani ka dhacay masjid ku yaalla...
Read moreXaflad si heer sare ah loogu soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay wasiiru dowlaha arimaha dibadda iyo dhiira gelinta maalgashiga xukumada federalka Dr. khaalid omar cali ayaa lagu qabtay gudaha xarunta...
Read moreKulan qeyb ka ahaa ololaha joojinta qaadka oo uu wado Abuubakar Cawaalle Qaad-diid ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacada Jamhuriya ee magaaladda Muqdisho,waxaana ka qeyb galay maamulka jaamacada, aqoonyahano iyo...
Read moreNigeria (SONNA) Ciidamada Milatariga dalka Nigeria ayaa shaaca ka qaaday in ay soo bad-baadiyeen ku dhawaad 293 haween ah oo ay mudo sanad ah afduub u heysteen maleyshiyada Boko Haram...
Read moreCiidammada Ammaanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo Nabadgelyada lagu xaqiijinayo ka sameeyeeyay Duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka ceelasha biyaha, halkaas oo lagu tuhunsanyahay in ay ku dhuumaalaysanayaan...
Read moreBoqor Salman ayaa shaqadi ka ceyriyay walaakiiisa ka yar ee ay isku hooyada yihin, kaas oo ahaa dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, isagoo u magacaabay wiilka uu adeerka u yahay ee...
Read moreXaflada lagu taageerayey shirweynaha maamul u sameynta gobalada dhexe oo ay gogoshiisu taalo magaalada Cadaado ayna soo abaabuleen gabdhaha ka soo jeedo gobaladaasi ee ku nool wadanka Sweden ayaa lagu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho