Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Garoowe, ayaa la filayaa in uu maanta furo shir wada tashi ah oo loo qaban...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Garoowe, ayaa sheegay in wada hadallo uu halkaasi kula qaadan doono madaxda maamul gobolleedyada Soomaaliya, si looga tashado...
Read moreUrurkii Midiwga Afrika O.A.U oo lagu aasaasey magaalada Adis-Ababa 25 may 1963, Jamhuuriyaddii Soomaaliya waxey kamid aheyd , Aasaasayaashii dhidibada u taagey ururkaan oo ahaa wadamadii koobnaa ee Afrika ee...
Read moreWakiilo ka socda guddiga xallinta khilaafaadka ee maamulka Koofur-Galbeed iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah ayaa gaaray degmada Xudur ee xarunta gobolka Baay si ay uga qeyb qaataan heshiisiinta...
Read moreMadaxweynaha SOomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa in la heli ciidan qaran oo ay ku jiraan dhammaan...
Read moreWararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku waramayaan in dab khasaaro hantiyeed gaystay uu caawa fiidkii ka kacay goob maqaayad ah oo laga cunteeyo taasoo ku taala...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho