Roob saacado socday oo aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da'ay magaalada Cadaado iyo deegaanada hoos yimaada, iyadoo Roobku uu biyo dhigay wadooyinka iyo baliyada. Roobka oo aad u xooganaa...
Read moreKulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djibouti ayaa madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele oo uu wehliyo ra,iisul wasaarihiisa Cabdul qaadir Kaamil Maxamed waxaa uu...
Read moreHowl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha ay Soomaalida dagen yihiin ayaa waxaa lagu soo xir xiray...
Read moreMuqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka maalin kasta Jimcaha mooyee waxa uu xambaarsanyahay warar iyo wareysiyo xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso.
Read moreMuqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa...
Read moreMunaasabadani oo ay soo qaban qaabisay Jaamacada Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu taageeray ololaha looga soo horjeedo cunista qaadka ee uu dalka ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho