Kooxaha Kubada Cagta ee Gaadiidka iyo Safaana ayaa galabta waxaa ay wada ciyaareen ciyaar lagu maamuusayay Munaasabada Maalinta Dhir beerista Qaranka Soomaaliyeed oo 17-ka April ku beegan, waxaana kooxahaasi ay...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa u Ololeeyaha Ciribtirka Khaadka Abuukar cawaale...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maanta u amba_baxay dalka Turkiga halkaas oo uu kula kulmi doono inta uu ku suganyahay mas,uuliyiin katirsan dowladda...
Read moreR/wasaaraha xukuunadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa intii ay ku sugnaayeen dalka Imaaraadka Carabta waxa ay booqdeen bukaannada dadkii ku dhaawacmay...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan....
Read moreKulankani oo looga hdalayaay sidii sare loogu qaadi lahaa kuliyadaha kaladuwan oo ay bixiso jaamacada salaama islamarkaan uu soo qaban qabaiyay mamaulka jaamacadda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tagay magaalada Cadaado. Wafdiga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho