Shir Lagu Dajinayo Siyaasadda Dhalinyarada Qaranka Oo Muqdisho Maanta Ka Furmaya
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ka furto shir looga hadlayo dejinta siyaasadda dhalinyarada Qaranka kaasi oo ay ka qeybgali doonaan wakiilo...
Read more











