Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo socday wax ka bdan toban saacadood, ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Destuurka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen,...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika, Dr. Hassan Shire ayaa soo bandhigay tacadiyada Xuquuqda Aadanaha ee ka dhaca dalalka ku yaalla Bariga iyo Geeska Afrika, gaar...
Read moreMadaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa si adag u cambaareeyay ururka Daacish,waxa uuna ku tilmaamay Virus khatar ah oo kala jarjaraya ummadda Islaamka. Erdogan waxa uu hadalkan ak sheegay shir...
Read moreWarar laga helayo ilo kala duwan oo ku dhow dhow dowladaha Yemen iyo Sacuudiga ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax uu isaga baxay dalka Arbacadii. Waxaa...
Read moreKulankani lagu qabtay Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu taageeray Ololaha la dagaalanka Qaadka ee uu wado Abuukar Cawaale Qaad-diid, waxaana soo qaban qaabiyay kulankaasi Ururka Dhalinyarada Gobolka...
Read moreXildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada dalka Koonfur Afrika loogu geysanayo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi ku dhaqan oo ay Soomaalidu ku jirto, iyagoona ugu baaqay...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka iyo jaaliyada gobolka Sh/dhexe ee caalamka ku nool inay ka qeybqaataan dayactir lagu sameynayo wadadka isku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho