Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa kulamo weli kula leh halkaasi qeybaha kale duwan ee bulshada...
Read moreMadaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa waxaa uu aqalka Congres-ka ee Dalka Mareykanka u gudbiyay codsi ah in ay taageeraan oo ay meel mariyaan Dhaqaale Malaayiin dolar ah oo Dowladaasi...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreWasiirka beeraha maamulka Koonfur galbeed Ee Soomaaliya Maxamed Xasan Faqi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada Ammaanka ay ka sameeyeen Magaalada Beydhabo iyo deegaannada...
Read moreAbu dhabi- UAE, March 25, 2015 Dr. Abdisalan Hadilye Omar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta maalgashigashiga ee Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa...
Read moreKormeerkani maanta magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay uu ka sameeyay Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu ugu kuurgalayay mashaariicda magaalada iyo deegaannada ku dhow ay ka...
Read moreQaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsanaa hirgelinta Nidaamka federaalka iyo arrimaha dib u heshiisiinta oo ay...
Read moreWafdigani ka socday Bankiga Islaamka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaana si weyn magaaladaasi ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba, iyadoo wafdigaasi uu hogaaminayay Guddoomiyaha bankigaasi. Garoonka diyaaradaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho