Inkabadan 90 haween ah oo muddo baranayay tababar ku aadan toliinka harqaanka iyo maareynta ganacsiga ayaa maanta loogu soo gaba gabeeyay xarunta degmada Dharkenley haweenkan oo ka socday degmooyinka Shangaani,Wadajir,iyo...
Read moreKulanka golaha wasiirada oo uu shir gudoominayay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin arimaha amaanka iyadoo warbixin laga dhageystay wasiirada...
Read moreWasaaradda Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka, Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa walaac weyn ka muujisay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Yemen, bacdamaa uu dagaal ka socdo dalkaas. Wasiiradda ayaa...
Read moreUgu yeraan 17 qof ayaa ku geeriyootay 60 kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii maanta oo Khamiis ah ay kooxo wajiga soo duubtay ay ku galeen xarunta Jaamacadda Garissa, iyadoo...
Read moreWasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Marwo Khadro Bashiir Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulntay Safiirka Imaaradka u fadhiya Soomaaliya Amb.Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi waxayna ka wada hadleen...
Read moreWararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in hadda ay rasaas oa socoto Jaamacadda magaaladda Gaarisa,wararka ayaa intaa ku daraya in subaxnimadii hore...
Read moreRa’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo arrimo caafimaad u joogay dalka Turkiga ayaa ka baxay Isbitaalkii uu ku jiray, kadib markii 20-kii bishii Febraayo uu ku dhaawacmay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho