Maamulka Jaamacadda SIMAD wuxuu maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay 17 macallin oo soo dhammeysatay waxbarashada sare PhD iyo Master-ka, kuwaas oo ay jaamacadu horay u siisay deeq waxbarasho oo...
Read moreMas’uuliyiinta katirsan xisbiga Nabada iyo Horumarka ee P D P ayaa maanta deeg lacageed gaarsiiyay waalidiinta dhalay carruur dhashay ayagoo isku dhegan oo horay looga keenay deegaano ka tirsan gobolka...
Read moreXafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qalab ka kooban Matoorro dab dhaliyayaal ah ku wareejiyey taliska ciidanka Boliiska Puntland, agab wareejinta oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa goob joog...
Read moreDawacadan loo heystay dad galay dambiyo kala duwan oo isugu jira dil, dhac iyo kufsi ayaa maanta waxaa u fadhiisatay Maxkamadda gobolka Banaadir kadib markii xafiiska xeer ilaalinta qaranka ay...
Read moreHorjooga haan ka tirsanaa kooxda nabaddiidka UGUS ayaa isku soo dhibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan magaalada Xudur ee xarunta gobolka a Bakool kaas oo lagu magacaabo Bashaan Cali...
Read moreWafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo Qaar kamid...
Read moreShir weynaha 26 aad ee ururka Jaamacadda Carabta oo maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Sharmal sheikh ee dalka Masar ayaa laga soo saaray warmurtiyeed kaas oo qodobadiisu ay kamid...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho