Koox hubeysan oo Kampala ku toogtay Dacwad-Ooge
Koox hubeysan ayaa xalay magaalada Kampala ku toogtay dacwad ooge u dhalatay waddanka Uganda Kampala sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliska. Joan Kagezi, ka shaqeyneysa kiisaska 13 qof oo lagu eedeeyay...
Read more











