Golaha Wasiirada oo ka doodaya qorshaha Xukuumadda ee 100-ka Maalmood “SAWIRRO”
Muqdisho, 15, Marso, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada kaas oo socon doona mudo laba maalin ah,...
Read more











