Kulan looga hadlaayay Amaanka oo lagu qabtay Gaalkacyo
Kulankan oo ahaa mid looga hadlaayay adkeynta amaanka deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Taliska Boliiska ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qeybgalay saraakiisha laamaha Amniga, mas’uuliyiin ka tirsan...
Read more











