Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta inta uusan u amba-bixin magaalada Dhuusamareeb, waxa uu garoonka Muqdisho ku sii sagootiyey qaar ka mid ah dhaawacyada ku waxyeeloobay...
Read moreDiyaarad nooca airbus-ka ah, oo ay saaran yihiin boqol iyo afartan iyo sideed qof (248) ayaa ku burburtay buuraha Alps ee dalka Faransiiska. Diyaaradda ayaa waxaa adeegsanayay shirkadda Jarmalka ah...
Read more24 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa bilaabey kulamo gooni gooni ah oo u la...
Read moreCiidammada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyey degmada Jowhor ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, kaas oo qeyb ka ah qorshaha maamulka gobolkaasi ee dhanka nabad-galyada....
Read moreAbu dhabi, March 24, 2015 : Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaaliya Mudane Abdisalam Hadliye Omar oo booqasho rasmi ah ku joogey maalmahan Wadanka Imaaraadka ,...
Read moreDowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay cambaaraynaysaa talaabada Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Sweden ku fara-gelinayso arimaha gudaha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Hab dhaqankan waxaa uu mamnuuc ka yahay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran maanta loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay uga bilaabatey booqasho uu ku dardargelinayo qorshaha...
Read moreIsku imaadkan lagu xasuusanayay Allaha u naxariistee Halgamaagii Qaranka Soomaaliyeed Kalinta Weyna ka soo qaatay Gobnima doonkii Umadda Soomaaliyeed Marxuum Cabdulaahi Ciise Maxamuud oo Waqtigii uu geeriyooday laga joogo mudo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho