Tahriibeyaal lagu qabtay xeebaha Puntland
Ciidanka ilaalada Badda ee maamulka Punlnad ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan kuwaas oo ku sii jeeda Dalka Yemen....
Read moreCiidanka ilaalada Badda ee maamulka Punlnad ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan kuwaas oo ku sii jeeda Dalka Yemen....
Read moreMogadishu, 14 Maarso 2015 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay...
Read moreGen C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa ka hor inta uusan soo gaba gabeyn Booqashadiisii Gobolka Galgaduud saaka waxaa uu Booqday Xerada Ciidamada Xooga...
Read moreRa’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib howlo shaqo ah oo uu ku tagay dalalka...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay....
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay shirkadaha Ceymiska Islaamiga ah iyo wax tarkooda. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha ciidanka nabadgelyada...
Read more13 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar halkaas oo uu kaga...
Read moreGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Munaasabadda oo lagu qabtay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho