Kooxda Juventus ayaa sii kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay garoonkeeda Juventus Stadium 1-0 uga badisay kooxda Genoa. Ciyaaryahan Carlos Tevez ayaa daqiiqadii 25-aad ee ciyaarta...
Read moreTodobo ka tirsanaa Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS ayaa maanta ku geeriyooday miino ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka iyo mas’uuliyiinta isticmaala waddo ku taallo deegaanka Bakale ee gobolka...
Read moreKooxda Liverpool ayaa waxaa garoonkeeda Anfield 1-2 uga badiyay kooxda Manchetser United. Labadan kooxood ayaa tartan ugu jiro kaalinta afaraad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga. Kooxda Manchester United ayaa...
Read moreCabdi Caadil Maxamed Xuseen Waxa uu ahaa Camera man kamid ah xirfadlayaasha soomaaliyeed ee ka howlagala xaafada islii ee magaalada Nairobi,hadana waa dhibane waxana uu mudo gaareysa 2 bilood la...
Read moreCiidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa Jasiiradda Kudhaa oo ku taala gobolka Jubadda hoose ee koonfurtaa Soomaaliya ka xoreeyay maleeshiyaadka kooxda Nabad diidka ee UGUS kaddib howlgal ay...
Read moreMunaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin Dowladda ka tirsan sida Wasiirka Wasaaradda...
Read moreCiidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee Kudha oo ku taala gobolka Jubada Hoose. Ciidamada huwanta ah...
Read moreXubinnimo Gudigga Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika Wasaaradda Cadaaladda waxay ku wargelinaysaa dhamaan muwaanidiinta Soomaaliyeed ee khibrada u leh howlaha sharciga iyo arimaha xuquul insaanka in ay jiraan fursado ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho