Kulankan oo ahaa mid looga hadlaayay adkeynta amaanka deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Taliska Boliiska ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qeybgalay saraakiisha laamaha Amniga, mas’uuliyiin ka tirsan...
Read moreWafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana Socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Tamarta...
Read moreWararka ka imaanaya deegaan xeebeedka Ceel-Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb ay gacanta ku dhigeen labo Doonyood oo si sharci...
Read moreKulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu ahaa mid saacado dheer qaatay isla markaana looga hadlaayay xaaladda...
Read moreMaamulka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa ka codsaday Dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ah inay gacan ka geestaan sidii wax looga qaban lahaa daawo yarida ka...
Read moreWasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegannada fare ku tiriska ah oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka UGUS, laga saari doono, isla markaana dhawaan la sameyn doono howlgallo lagu...
Read moreBandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo lagu soo afjarayey rabshadihii dhawaan lagu soo barakiciyey dadka Ajaanibta ah ee ku nool deegaanka Soweto ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu qabtay...
Read moreCiidamada dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgallo amniga lagu xaqiijinayo kawada inta u dhaxeysa degamada Buulo-burte iyo deegaanka Fiidow oo ee gobalka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho