Dhuusamareeb: Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo dowladda isu dhiibay
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay masuuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud. Wariye Maxamed Cabdi Maxamed oo ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ku...
Read more










