Shirkaan Golaha wasiirada labada maalin uga socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay Dar Dar galinta Howlaha horyaala Xukuumada Somalia iyo kor u qaadista Dadaalada Dowladu ku dooneyso in Dalka...
Read moreMarwo Harriet Mathews OBE ayaa soo loo magacaabay safiirka cusub ee dowlada Uk ee Soomaaliya,waxayna bedelaysaa Mr Neil Wigan oo ah safiirkii iyada ka horeeyay kaas oo sida warka ka...
Read moreShirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay heshiis ay wada...
Read moreDuqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne in ay bixiyaan canshuurta ku waajibtay si...
Read moreDawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dadaalka tooska ah ee ay kula jirto kooxda nabad diidka ah UGUS waa dagaal aan dhammaan doonin ilaa la dabar gooyo kooxdaas, maadaama ay dadka...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo warbahinta qaranka Soomaaliyeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa hambalyo ay ku dhehan yahay walaaltimo iyo galgacayl u diray gudoomiyaha cusub ee...
Read moreWararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu soo geba gebeeyay shir looga hadlaayay arrimaha hiigsiga cusub ee loo yaqaano New deal...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho