kulankan ay maanta wada yeesheen Wasiirka Wasaaradda Xanaada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumada Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha FAO ayaa waxaa uu ku saabsanaa sida...
Read moreKulankan Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” uu maanta kula qaatay xafiiskiisa safiiradda Soomaaliya u fadhiya qaar kamid ah dalalka iyo hay’adaha Caalamka sida Safiirka Jamhuuriyadda...
Read moreKulankan wada tashiga ah ayaa waxaa looga hadlaayay sidii cadaalad u heli lahaayeen carruurta iyo dhaqan gelinta xeerka ilaalinta xuquuqda carruurta Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee...
Read moreWasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Wasiiru dowlaha wasaarada Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada ahna ku simaha wasiirka Agaasimayaasha labada wasaaradooda Hanti...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake ayaa maanta ka ambaxay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar halkaasi oo uu dhigiisa Qaar...
Read moreGudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furay tababar la xiriira kordhinta doorka hogaamineed...
Read moreIsbitaalka degmada Beledweyne ayaa laga hirgaliyay mashruuc koronto looga dhalinayo cadceedda, taas oo suurta galin doonto in loo adeegsado dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalku. Madaxa mashaariicda ee gobolka...
Read moreGuddomiye ku xigeennada 2aad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka maamulka Puntland, halkaas oo ay uga wada hadleen sida uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho