Ciidamada Xoogga Dalka oo bur buriyay fariisimo ay Khawaarijtu ku dhuumaleysan jirtay
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ay Khawaarijta ku baacsanayaan ka wada degaanno dhaca galbeedka magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Buuloburde Xasan...
Read more










