15 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi....
Read moreKooxda Chelsea ayaa ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay xalay la soo gudboonaatay kooxda Manchester City,waxana garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Southampton. Kooxda Chelsea ayaa goolka...
Read moreMuqdisho, 15, Marso, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada kaas oo socon doona mudo laba maalin ah,...
Read moreKulanka maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha dalka uu la qaatay xubno ka socday Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo madaxa hay’adda Barnaamijka Horumarintya Qaramada Midoobay u...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)ayaa maanta ku dhex lugeeyay wado laami casri ah oo uu dhisay maamulka gobolka Banaadir oo aan kaashaneynin wax...
Read moreWefdi uu hogaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaana markii uu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al Sisi isagoo madaxweyne Xassan Sheekh ugu hambalyeeyay dhigiisa Masar guusha...
Read moreMadaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha labaad ee dib u eegida Waxbarashada maamulka Puntland. Furitaanka Shirweynahaan ayaa waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho