Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo ka qeyb gashay xuska 8-da Maarso oo xalay lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta haweenka adduunka, kaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda...
Read more










