Kooxaha Chelsea,Man City,Arsenal,Man United,Liverpool iyo Tottenham oo Guulo Gaaray “Sawirro”
Kooxda West Ham United ayaa waxaa garoonka Boleyn Ground 0-1 uga badiyay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 23-aad ee ciyaarta goolka...
Read more











