Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka hey’adda Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga ( UNHCR) u...
Read moreKulanka oo ahaa mid looga doodayay qaabka ugu wanaagsan Ee Dalka loo gaarsiin karo nidaamka Federaalka iyo sidoo kale dhameystirka maamul u sameynta gobollada Dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada...
Read moreMunaasabad maanta lagu qabtay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho oo ay kaqeybgaleen mas’uuliyiinta ciidamada xooga dalka iyo saraakiil ka socotay dowladda Talyaaniga ayaa ciidamada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mileteriga lagula...
Read moreTababarkani oo socday hal maalin islamarkaana loo qabtay in ka badan 500 oo arday oo ah kuwa ka qalin jabiyay dugsiyada sare ee dalka, iyadoo casharada tababarka ay ku qaadanayeen...
Read moreMashuurcani lagu hirgalinayo Leerarka korontada ah ee ku shaqeeya cad-ceeda (Solar System) ayaa waxaa iska-kaashanaya dowladda Norway iyo maamulka gobolka Hiiraan, waxaana mashuuraca qeybtiisii koowaad laga bilaabay isbitaalka guud ee...
Read moreGanacsato Soomaaliyeed oo Dhawaan Boob Hantiyadeed Loogu geystay Deegaano Hoos Yimaada Magaalada Cape town ayaa dib u howlgalinaya goobihii ganacsi ee dhawaan boobka loo geystay. Wada hadalo qaatay Maalmahii la...
Read moreMogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka hey’adda Qaramada Midoobey...
Read moreKooxda Barcelona ayaa u soo baxday Finalka koobka boqortooyada ee Copa Del Rey,ka dib markii ay 3-1 uga badisay kooxda Villarreal. Kooxda Barcelona ayaa waxaa labo ka mid ah sedaxda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho