Daawo Sawirada qaar kamid ah mas’uuliyiinta dowladda oo maanta saxiixay Buugga Tacsida ee Jabuuti
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta tagay xarunta safaaradda dalka Jabuuti uu ku leeyahay magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana mas’uuliyiintaasi kamid ahaa Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar, Wasiiro,Xildhibaano,...
Read more











