Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulanka diiradda...
Read moreMagaalada Xudur ee xarunta gobollka Bakool ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay kooxda Al-shabaab ka saartay 7 bishii Maarso ee sanadkii tagay ee 2014ka, maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa wixii markaas ka dambeeyay...
Read moreHowlgalkan oo ay si wada jir ah xaafado ka tirsan degmada Xamar Weyne ugu fuliyeen ciidanka booliska iyo kuwa Nabadgelyada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu soo qab qabtay tiro...
Read moreMunaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga Dalka ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Ciidanka badda ee...
Read moreXulka Ivory Coast oo habeenkii axadda ku soo guuleeystay koobka qaramada afrika ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyay caasimada dalkasi ee Abidjan. Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb...
Read moreAbubakar Shiikh Cabdulle oo ah arday takhasus ka dhigto Jaamacada New York University ee ku taalo Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ka qayb galay shirka dhallinyarada adduunka oo lagu...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galguduud. Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ayuu...
Read moreCiidamada ammaanka oo kaashanaya ciidamada booliska ee AMISOM ayaa howl gal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ku soo qabtay dad ka badan 500 oo qof oo la tuhunsan yahay in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho