4 February 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyey madaxda maamul...
Read moreDunidu waxa ay horumar ballaaran ka sameysay dhanka farsamada iyo teknolojiyada. Waxaa la hal abuuray aalado iyo aragtiyo aqoontu keentay oo aad u sahlay nolosha aadanaha. Internetka, Sattellite-ka Gaadiidka Cirka,Telefoonnada...
Read moreMaxkamada Ciidanka Qalabka sida Ee Soomaaliya ayaa Maanta Xukno kala duwan ku Riday Dad loo haysto Dambiyo kala duwan iyadoo dadkaas qaarkood loo haysto in Kooxda Nabad diidka ah Ee...
Read moreCiidamada Booliska iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehliyaaan Ciidanka Booliska AMISOM ayaa Maanta waxaa ay Howlgalo Dad lagu soo qab qabtay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid...
Read moreBaarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Dood ka yeeshay Caqabadaha Xawaaladaha Soomaaliyeed ka haystay la shaqeynta Bangiyada Dalka Mareykanka oo iyagu dhawr mar joojiyay Wada shaqeynta ay la leeyihiin Xawilaadaha...
Read moreMadaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira ayaa Maanta waxaa ay soo Gaareen magaalada Muqdisho iyadoo si Diiran ay Air borka Aadan Cadde ugu soo dhaweeyeen Wasiiro Xildhibaano iyo Marti sharaf...
Read moreHooyadaan Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Bahjo Xuseen Axmed ayaa maanta waxaa ay Sadax Caruur ah oo Wiilal ah ku dhashay Xarun Caafimaad oo ku taala Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo xafiiskiisa kula shiray qeybaha bulshada, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo maamulka degmada ayaa uga warbixiyay socdaal uu ku tegay Muqdisho iyo dalka dibadiisa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho