Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabak ee magaalada Muqdisho ayaa ogolaaday codsiga Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ee ahaa...
Read moreMadaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh ayaa u sheegay wakaaladda wararka Anatoly ee dalka Turkiga in dowladdiisu ay horumarro ka sameysay la dagaalanka Al-shabaab. Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo baarlamaanka hortagay ayaa khubad uu u jeediyay Xildhibaannada Golaha Shacbaka kaga codsaday inay siiyaan fursad 10 cisho...
Read moreShirka barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta golaha shacabka, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Shirka...
Read moreMogadishu, 31 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreWakiilka midowga Yurub u qaabilsan geska Afrika Alexander Rondos, iyo danjiraha Midowga Yurub, Michele Cervone d'Urso, ayaa walaac ka muujiyay waxa ka dhaln kara xasilloonni darro siyaasadeed oo ka sii...
Read moreCiidammada qalabka sida ee ku sugan magaalada Beled weyne ayaa ka hortagay isku dey weerar oo ay Al-Shabaab ku soo qaadeen bar ay ciidamadu ku lahaayeen duleedka magaalada. Gaashaanle Dhexe...
Read moreMudaneyaasha barlamaanka Federaalka Somalia, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulan uu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda uu ku horgeynayo golaha xukuumadda ee uu dhawaan soo magcaabay. Guddoonka golaha shacabka ayaa xildhibaannada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho