Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ayaa caawa daah-furay...
Read more











