Southampton oo Ka Adkaatay Kooxda Newcastle United “Sawirro”
Kooxda Newcastle United ayaa waxaa garoonkeeda St James' Park 1-2 uga badiyay kooxda Southampton. Kooxda Southampton ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Eljero Elia....
Read more











