Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke isla markaana Baarlamaanka looga...
Read moreKulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke isla markaana waxaa Baarlamaanka...
Read moreMunaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday wax ka baratay Jaamacadda Soomaaliya,taas oo ay ka qayb galeen maamulka jaamacadda iyo marti sharaf kale. Ardayda...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muunaab” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan degmada C/casiis ayaa maanta si wada jir ah...
Read moreKulan lagu taageerayay dhismaha golaha Wasiirada ayaa lagu qabtay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo ay isgu yimaadeen qeybaha bulshada ee halkaasi ku dhaqan, isla markaana uu soo qaban...
Read moreDabeylo xoogan oo qasaare dhalayaay ayaa ku dhuftay Deegaanka Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayadoo ay socdaan qorshayaal mamaulka Gobolka uu ku doonayo in uu ku booqdo dadkii musiibadu...
Read moreUrur Goboleedka IGAD ayaa sheegey in uu si weyn u taageersanyihiin qaabdhismeedka golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, iyagoo balan qaaday in ay sii xoojin doonaan la shaqeynta dowladda Federaalka ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho