Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay kulanka horumarinta degmada boosaaso iyo hiigsiga 2030.
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Kulanka Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo Habka loo horumarinayo magaalada, adeegyada dowliga ah, Kuwa Bulshada iyo...
Read more











