Golaha Wasiirada oo goor dhaw lagu dhaawaqayo
Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda si rasmi ah loogu dhawaaqo, iyadoo ay iminka xafiiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay ka socoto xaflad ku aadan ku dhawaaqista golaha...
Read moreGolaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda si rasmi ah loogu dhawaaqo, iyadoo ay iminka xafiiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay ka socoto xaflad ku aadan ku dhawaaqista golaha...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan
Read moreKooxda Manchester United ayaa waxaa garoonkeeda Old Trafford 0-1 uga badiyay kooxda Southampton. Kooxda Southampton ayaa soo gashay kaalinta sedaxaad ee horyaalka ingiriiska oo ay horey ugu jirtay kooxda Manchester...
Read moreWafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska UNSOM ee Baydhabo oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa halkaasi kula kulmay Golaha Wasiirada ee Maamulka...
Read moreKooxaha Roma iyo Lazio ayaa barbardhac 2-2 ah kulak ala baxay kulankii Roma derby. Labadan kooxood ayaa waxa ay ku wada ciyaaraan oo ka dhaxeeyso garoonka Stadio Olimpico. Kooxda Lazio...
Read moreKooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium 3-0 uga badisay kooxda Stoke City. Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa maanta ciyaarta ku soo bilaabay gool haye David Ospina,isagoo keydka galiyay gool...
Read moreCiidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka mid ah magaaladaasi, kaddib markii xalay bom gacmeed lagu tuuray saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso. Howlgallada...
Read moreGudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta waxaa ay kormeereen xarumaha maamulka Gobolka ee ku yaalla degmada Dhuusamareeb oo iminka dib u dayactir lagu sameynayo, iyadoo ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho