Munaasabad ay hogaan cusub ku dooranayeen dhallinyarada ku dhaqan degmada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi. Kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada degmada Dhuusamareeb ayaa...
Read moreSii hayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo xiray tababar socday saddex maalmood oo cinwaankiisu yahay ( Wacyi-gelinta iyo Baahinta...
Read moreKooxda Liverpool ayaa lugtii koowaad ee koobka Capital One garoonkeeda Anfield barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ayaa qeybtii hore ee ciyaarta hore gool rigoore ahaa la...
Read moreMunaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka Kenya (SEJASS) oo lagu xusayay maalinta warbaahinta Soomaaliyeed oo ku began 21-January ayaa maanta lagu qabtay...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreWasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga oo ku beegsan 21-ka Jannaayo. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta...
Read moreBayaan wadajir ah oo ay soo saareen Safiirrada QM, IGAD, Midowga Yurub, AMISOM, iyo Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Muqdisho, 20 Janaayo 2015 – Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Hawlgalka...
Read moreDowladaha casriga ah ee dunida ka jiraa waxa ay ku dhaqmaan dasaatiir ay degsadeen oo ay ku maareeyaan dowladnimadooda, Dustuurka ayaana ugu sarreeyay sharciyada ay dowladuhu isku maamulaan. Dustuur...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho