Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa bulshada uga digay waxyaabo badan oo halis ku ah caafimaadkooda oo ay ka midka yihiin, siliga gabdhuhu ay afka ku xirtaan, dhayalsiga...
Read moreKulan looga hadlayay tacadiyada iyo dhibaaatada lagu hayo dumarka ee xaqooda lagu duudsiyo ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Ururka Difaacayaasha Xaquuqda Dumarka oo soo qaban qaabiyay kulanka...
Read moreKooxda Juventus ayaa shan dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Serie A-da,ka dib markii ay garoonkeeda Juventus Stadium 4-0 uga badisay kooxda Hellas Verona. Ciyaaryahan Carlos...
Read moreBahda faanka iyo Suugaanta ee dalka Kenya iyo Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa Caawa ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii shalay ku timid allaha u naxariistee Fanaankii Soomaaliyeed Maxamed Axmed Kuluc....
Read moreBoqollaal ka tirsan dadweynaha ku magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dhigay dibadbax ay uga soo hor jeedaan wargeyska ka soo baxa dalka Faransiiska ee Charlie Hebdo, iyagoo...
Read moreKooxda Deportivo de La Coruña ayaa waxaa garookeeda Estadio Riazor 0-4 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa caawo sedax gool hat-trick u dhaliyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Messi ayaa...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreKooxda Manchester City ayaa lumisay fursad ay ugu dhawaan laheyd kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,ka dib markii garoonkeeda Etihad Stadium ay 0-2 uga badisay kooxda Arsenal. Ciyaaryahan Santi Cazorla...
Read moreWafdigan oo isugu jira Nabadoono iyo madax dhaqameed oo ka socda deegaanada Xeraale iyo Huurshe oo maalmahan kulamo magaalada Cadaado kula lahaa dhaqanka deegaanka ayaa maanta shirkooda ka soo saaray...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho