Kulankan oo ahaa mid lagu soo dhaweeynayay Xasan Maxamed Nuur(Qalaad) oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya qabashada xilka madaxtinimada maamulka lagu wado in loo dhiso bulshada ku nool gobolada...
Read moreKooxda West Ham United ayaa garoonka Boleyn Ground 3-0 uga badisay kooxda Hull City. Labada ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii hore ee ciyaarta. Markii la isku laabtay qeybtii...
Read moreKooxda Lazio ayaa waxaa galabta garoonkeeda Olimpico Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Napoli. Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa daqiiqadii 18-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Napoli....
Read moreKooxda Getafe ayaa waxaa garoonkeeda Coliseum Alfonso Perez 0-3 uga badiyay kooxda Real Madrid. Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub ku qoryay buugaagta taariikhda ee kooxda Real Madrid,ka dib markii...
Read moreAllaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Cabdi Nuur Sheekh Axmed Eebakar oo ku magaca dheeraa (Sheekh Cabdi Sheekhaal), waxaana da’diisa lagu sheegay in ay gaaraysay 90...
Read moreWaxaa manata magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, iyadoo qaar ka mid ah fanaaniinta caanka ahayd...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay, isla markaana lagu taageerayay Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan Gobollada Mudug...
Read moreSiihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Taliyaha Ciidanka Milatariga Wadanka Burundi oo soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay...
Read moreMunaasbad lagu furayay masjid dib u dhis lagu sameeyay oo ka kooban labo dabaq ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’diin, waxgarad, aqoonyahano, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho